Welcome to Gurmad Digital Your Gateway to Online Success:

Social Media Marketing masterclass courses

About Course

📣 Baro Suuqgeynta Baraha Bulshada (Social Media Marketing) 📱

Koorso Gaar ah oo ku saabsan Facebook & Instagram!

Ma dooneysaa inaad kasbato macaamiil cusub oo ganacsigaaga ku kobciso baraha bulshada?
Kusoo biir koorsadeena Social Media Marketing, gaar ahaan Facebook Marketing, si aad u barato:

✅ Sida loo sameeyo Facebook Page xirfad leh
✅ Sida loo isticmaalo Facebook Ads si loo helo macaamiil badan
✅ Qorsheynta iyo jadwalka content-ka maalinlaha ah
✅ Sida loo cabbiro guusha (analytics & insights)
✅ Tabaha targeting-ka saxda ah ee Instagram iyo Facebook
✅ Isticmaalka Canva iyo aalado fudud oo loogu talagalay design-ka posts-ka

💼 Ku habboon:

  • Milkiilayaasha ganacsiyada yaryar

  • Suuqgeeyayaasha cusub

  • Qurba joogta raba inay ka shaqeeyaan online

  • Ardayda raba xirfad cusub

Show More

What Will You Learn?

  • how to create ads
  • management social media accounts

Student Ratings & Reviews

No Review Yet
No Review Yet